DHAGEYSO:- Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo ku sugan Sacuudiga

0

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdirixmaan Ducaale Bayle ayaa haatan wuxuu ku suganyahay wadanka sacuudiga wuxuuna halkaasi u joogaa kulamo uu la qaadanayo masuuliyiin ka tirsan dowlada sacuudiga.

Waxyaabaha wasiirka uu kala hadlayo masuuliyiinta Sacuudiga ayaa waxaa ka mid ah taageerada dowlada Sacuudiga ay siiso dowlada federaalka Soomaaliya iyo arimo kale.

HALKAAN KA DHAGEYSO.