DHAGEYSO:- Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo wada hadal loo furayo

0

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha oo haatan qilaaf xoogan uu u dhaxeeyo ayaa waxaa lagu wadaa inuu wada hadal u furmo si ay u sii wada shaqeeyaan.

Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa ugu baaqay labada dhinac inay wada hadlaan sidoo kalana xubnaha baarlamaanka ay ka qayb qaataan.

HALKAAN KA DHAGEYSO.