YAAB XAALKU WAA SAAN:- Daawo Xildhibaan ku hadlaya wax aanan macquul ahayn “DAAWO VIDEO”

0

Xildhibaan ka mid ah 55 mooshinka ka gudbisay xukuumada Soomaaliya ayaa mar uu hadlayey sababta ay kalsoonida ugala noqonayaan xukuumada Soomaaliya ku sheegay wax ay la yaabeen dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka.

Xildhibaankan oo hor taagan banaanka hore ee guriga Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay inay xukuumadda Abdiweli Shiikh Ahmed kalsoonidooda ku weysay shir jaraa’id oo ay qaban waayeen. Hadalkan oo noqday mid dadkii daawaday ay fahmi waayeen waxa uu kawado Xildhibaankan.