Qisadaan Aadka Iyo Aadka U Xikmada Badan Markii Aad akhrisato Kadib Ku Qor Hoos Waxaad Ka Fahanto.

0

Si aad ah ugu fiirso waa qiso dhadhan u leh ninkii fahmi karo!

Waxay ahaayeen laba nin oo walaala ah’oo miyiga dagan’xoolihii dhaxalka waa la kala qeeybsaday, midkood waxuu leeyahay hal aad u caana mac, hashaas ayuu lisan jiray, waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah, in ninkii hasha caanaha mac lahaa safar soo galay, dabadeed waxuu u yeeray walaalkiis, waxuu ku yiri; Caanaha laga liso hasheyda, eeygaas ha la siin haayo, inta aan ka soo noqonaya adinkana waa idinka mamnuuc.