Dhageyso: Qaab Nooce Ah Ayay Falaagada Al Shabaab U Qabsadeen Jaziirada KUDHAA?

0

Kismayo, AGGM: Maanta ayay ahayd markii ay soo shaac baxday in falaagada argagixisada ah ee Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta Jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.

Warbaahinta calamiga ah ee VOA ayaa waxa ay wareeysi la yeelatay mid kamid ah horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ee laga qabsaday jaziirada Kudhaa waxa uuna ka warbixiyay sida wax u dhaceen.

Horjooge Yuusuf Maxamed Xuseen wareeysiga uu siiyay warbaahinta VOA halkan hoose ka dhageyso….

Halkaan hoose ka dhageyso wareeysiga….

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com