Dhageyso: Dhaawacyada Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo La Gaarsiiyay Magaalada Gaalkacyo.

0

Gaalkacyo, AGGM: Cibitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta la gaarsiiyay Ciidamo qabada dhaawacyo kuwaas oo laga Keenay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland.waxaana gaarsiiyay diyaarad gaar ah oo kasoo duushay magaalada Kismaayo.

Agaasimaha guud ee isbitalka gobolka Mudug Dr. Maxamed Xuseen oo lahadlay Warbaahinta Gaalkacayo ayaa sheegay saddex maalin kahor inay soo gaartay codsi kaga yimid dhinaca horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni, codsigaas oo ku aadan in Puntland la keeno dhaawacyadaan oo ku waxyeeloobay dagaalada lagula jiro kooxda Alshabaab.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com