Dhageyso: Xildhibaanad Tiri “Xukuumadi R/wasaare Saacid Indho La,aan Ayaa Ku Ridnay Ee Ilaahow Iga Cafi Oo R/wasaarihi Horena Cafi”…

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaanad kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlaysay kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegtay in Xukuumadi hore ee R/wasaare Dr.Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” qalad lagu riday, islamarkaana waxa ay Alaah Subxaanahu Watacaalaa ka dalbatay Cafis, sidoo kalena waxa ay Allaah Subxaanahu Watacaalaa Cafis Uga Dalabtay R/wasaarihi Hore Ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.

 

 

 

Halkaan hoose ka dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com