DAAWO MUUQAAL:- Cabsi badan oo la soo daristay Soomaalida ku nool dalka Maraykanka

0

Soomaalida ku nool dalka maraykanka ayaa waxaa la soo daristay cabsi badan ka dib markii dhalinyaro badan Soomaaliyeed ay ku biireen dagaalada ka socda Bariga dhexe.

waxaa jira baaritaano badan oo ay wadaan ciidamada amaanka kuwaasi oo cabsi badan ku beeray dadka Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO.