Wasiirka Gaadiidka oo Booqday Safaarada Somalia ee Kenya”Sawiro”

0

Kulanka ayaa ku Qotomay sidii Wasiirka uu ugu kuur galilahaa Shaqada Safaarada iyo sida Shacabka Soomaaliyeed ee Kenya ay ugu Adeegto

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur oo ah Mas’uul Shacabkiisa Dhibta la qeybsada sidii horay loo arkayba ayaa sheegay in Safaaradu ay Shaqo u haysto Ummada Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa Amaanay Safiirka waxaana uu sheegay in uu yahay Halyeey Soomaaliya u soo baxcay.

2 1