Tacsi: Jaaliyada Beesha Sade Ee Dalka Denmark Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Wasiirki Hore Ee Gaashaandhiga Gen. Cabdirisaaq Isaaq Biixi.

0

Jaaliyada Beesha Sade ee dalka Denmark ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Wasiirki Hore Ee Gaanshaandhiga Marxuum Gen. Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo galabta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida Marxuum Gen. Cabdirisaaq Isaaq Biixi waxaan leenahay, “Geeridu waa xaq, waxaana eebe uga baryaynaa in Marxuum Gen. Cabdirisaaq Isaaq Biixi uu Alle janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo, qoyskii, ehellada iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna, samir iyo iimaan uu eebe ka siiyo”

Allaha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdirisaaq Isaaq Biixi ayaa horey waxa uu xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladdi dhexe ee Soomaaliya iyo Dowladdi KMG ahayd oo uu kasoo noqday Xildhibaan iyo Wasiirka Gaashaandhiga, waxuuna waxbadan u qabtay Ummada Soomaaliyeed.

Dr. Axmed Faarax Ducaale

1. G/Sare Cabdi Cali Nuur
2. G/Sare Maxamad Aadan Dhoore
3. Nuur Cabdiqaadir Ugaas
4. Axmad Maxamad Cismaan
5. Ibraahim Salaad
6. Jaamac Shire Cigaal
7. Cali Saddexle
8. Cabdi Maxamuud Xirsi
9. Maxamad Aadan Carab
10. G/Sare Maxamuud Cilmi Rooble
11. Muusse Cali Madaw
12. Said Isaxaaq Warfaa
13. Daahir Cismaan Kaynaan
14. C/llahi C/qaadir Cigaal
15. Xassan Hiire
16. Baashi Aden Diini
17. Jamaal Cabdi Dhoorre
18. Xusseen Xassan Muuse
19. Cabdi Xassan Nuur
20. Cabdi Aadan Ashkir
21. C/wahaab Xusseen Gudinle
22. Aadan Jaamac Ololaa
23. Cabdi Axmad Carab
24. C/casiis Xassan Dafar
25. Maxamuud Aadan Carab
26. C/salaan Maxamad Ashkir
27. Muqtaar Carab Maxamuud
28. Axmad Shire Cigaal
29. Cabdi Xassan Nuur
30. Saciid Cismaan Nuur
31. Mahad Caanogeel
32. C/qaadir C/salaan Cumar
33. Cali Diini Maxamed 
34 Maxamed Xaashi Dalab

35. Xabiibo Cali Gurxan
36. Nasro SH. Faarax
37. Saciido Xaashi Dalab
38. Xaawo Maxamad Shire
39. Deeqo Cali Caynab
40. Cureeji Maxamad Muqtaar
41. Foos Xussen Diirshe
42. Nuuro Cali Shirdoon
43. Xaawo Keyf Cabdikarin Muse
44. Cudbi Axmad Xaashi
45. Layla Dhooyo

Iyo Dhamaan Intaan Magacyadooda La Xusin.

Jaaliyada Beesha Sade Ee Denmark
Copenhagen, Denmark.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com