DHAGEYSO:- Baarlamaanka oo eedeyay wasiir Goodax

0

Daahir Amiin jeesow oo kamid ah gudigaasi oo baarlamaanka ka hor hadlayay ayaa sheegay in wasiirka arimaha gudaha uu wax badan ka qaban waayay arimaha abaaraha ka jira gobolada dalka.

Wuxuu sidoo kale sheegay inuu wax ka qaban waayay dagaaladii ka dhacay gobolka Hiiraan ee sababay dhimashada iyo dhaawaca.