Qiso Cajiib Ah Wuxuu La Kulmay Ina Boqorkii Gabadha Doontay Horayna U Kaxeystay Adoonkii U Shaqeyn Jiray.

0

Waa baa wiil boqor dhalay gabar reer ka doontay.

wuxuu kaxeestay adoonkii u shaqeynjiray.

markay meel marayeen ayeey haraadeen markaas ayeey waxey arkeen ceel laakiin wax eey darsadaan ayeey waayeen.

ninkii baa wuxuu ku yiri adoonkii gal aan kaa soo bixiyee markaad ka cabtide.