DAAWO SHIRKII DUBAI:- Maxay kala kulantay Soomaaliland

0

Shirweyniha UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay Hotelka weyn ee caalamiga ah ee JM MARRIOTT MARQUIS DUBAI ee magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta ayaa Shalay soo gabagaboobay.

Kulankan caalamiga ah oo ay kasoo qayb galeen wafuud cadadkoodu uu gaadhay ilaa 200 oo ergay iyo marti sharaf badan oo kale oo qiyaastii 700 qof ahayd ayaa waxaa ay isugu jireen wufuudaasi kuwo ka kala yimi wadamo ay tiradoodu gaadhaysay 30 wadan,NATO, EURIPION UNION, United Nation ka iyo wakiilo ka kala socday shirkado ay ka mid ahaayeen DP World, ayaa ah mid looga arinsanayo arimaha Budhcad badeednimada oo noqotay mid adduunka oo idil gacanta ay ka teegeen.

Iyado somalia iyo maamulada goboledyada Somalia ay goob joog ka ahayen madashaa oo maamulka somaliland kaga qeyb galay maamul la siman galmudug iyo puntland iyadoo ay fashilantay beentii maamulka somaliland u sheegi jiray shacabka Gobolada Waqooyi ee ahayd waxaanu nahau Dawlad.

uae1 uae2 uae4 uae4-1 uae6