DAAWO VEDIO:-QODOBADA Dastuuriga ee awooda kala siinaya madaxweynaha iyo r/wasaaraha

0

Qilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa haatan wuxuu sii gaarayaa meel sare, waxaana arintaasi ka digaya qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Qaar ka mid ah aqoonyahanada ayaa qaba in qilaafkaan lagu xaliyo dastuurka dalka.

Hadaba Dastuurka muxuu kala siinayaa R/wasaaraha iyo Madaxweynaha dalka.

HALKAAN KA DAAWO