7 Qodob Oo Uu Ninku Ku Kasban Karo Qalbiga Gabadha Ka Garaadka Badan Ama Aqoonta Sare Leh

0

Gabadha maskaxda badani waa ta awood u yeelata in ay dareenka iyo xiisaha ninka ay ku soo jeediso wax kasta oo ay qabanayso, waxa ay ku guulaysataa in ay si joogta ah isaga dhigto cidda qudha ee uu ninkeedu ku fikiro dareenkiisa oo dhamina daneeyo.