Dhageyso: Nabadoon Maxamed Xasan Xaad Oo Baaq U Diray Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.

0

Muqdisho, AGGM:Xili Todobaadkan uu soo shaacbaxay khilaaf Xoogan oo Soo Kala dhaxgalay Wasaarada Maaliyada Iyo Maamulka Goobalka Banaadir Ayaa Waxaa Jira Waxagarad Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho oo Baaq Udiray Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada soomaaliya islamarkaana sheegay in Warsaada Maaliyadda Ay Qaado Canshuuro aan sharciga waafaqsaneen Sida uu sheegay Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ku Hadalayay Afka Odayaasha Kulanka Muqdisho Ku Yeeshay.

 Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com