DEG DEG:- Ciidamada Axmed Madoobe iyo kuwa AMISOM oo ku dhaqaaqay..

0

Wararka ka imaanaaya deegaanka Buulo Gaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa AMISOM ay ku dhaqaaqeen deegaano Al-shabaab ay maamulaan.

Ciidamadaan ayaa la sheegayaa in ay doonayaa sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-shabaab, waxaana saaka ay ka baxeen Buulo Gaduud oo maalmahaan Bandoow ku haayeen.

Saraakiisha maamulkaasi ayaa sheegay in Al-shabaab laga saari doono deegaanka walba oo Jubooyinka ka joogaan.