Qiso Cajiib Ah Waayeelkii Xikmadda Badnaa Iyo Boqorkii Abaal Marinta Qaybinayey..!!

0

Waxa laga sheekeeyaa in boqor hore oo ka mid ah boqorradii dawladdii Faarisiyiinta (Persia) oo la odhan jiray Onoshraan, uu maalin maalmaha ka mid ah ku dhawaaqay in uu magaalada dhex mari doono, si uu dadkiisa wax badan uga dhegeysto, boqorkan oo sida taariikhda ku xusan uu Nebigeennii Muxamed (SCW) dhashay isaga oo Furus (Beershiya) u taliya.