DHAGEYSO:-Madaxweyne Gaas oo ugu baaqay inay loo baahanyahay wada shaqayn

0

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa sheegay in loo baahanyahay in dowladu wada shaqayn la yeelato dhamaan maamulada ka jira gobalada dalka.

Hadalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib shalay heshiiskii lagu gaaray magaalada Garowe kaasi oo ay kala saxiixdeen dowlada federaalka iyo maamulka Puntland.

 

 

 

Halkaan hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com