DHAGEYSO:- Caasho Geele Heshiiska Puntland iyo Federaalka Guulweyn ayuu ahaa”

0

Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka ee dowlada Federaalka Soomaaliya Caasho Geele Diiriye ayaa sheegtay inay soo dhowaynayo heshiiska dowlada federaalka iyo Maamulka Puntland ay ku gaareen garowe.

Caasha Geele ayaa Saxaafada u warantay ka dib markii uu soo dhamaaday shirka heshiiska labada dhinac, waynta ku tilmaantay arintaan mid taariiqi ah.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com