DEG DEG:- Maleeshiyada Horjeege Axmed Madoobe oo weerartay deegaanka Goobweyn.

0

Goobweyn, AGGM: Wararka naga soo gaaraya iminka deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa sheegayaan in Maleeshiyada uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa goor dhow waxay weerar xoogan ku qaadeen deegaanka Goobwayn oo ay joogaan ciidamo ka mid ah kuwa Col. Bare Hiiraale.

Wararka ayaa sheegaya in haatan uu socdo dagaal xoogan.

Arintaan ayaa ka danbeysay ka dib markii Dagaal Ooge Axmed Madoobe loo diiday inuu tago Garbahaaray oo uu ka qaybgalo shirkaasi.

WIXII KA SOO KORDHAA  WARKAN KALA SOCO ALLGALGADUUD MEDIA..

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com