Qiso Mucjiso Ah Oo Aad Iyo aad Cajiib U ah Kuguna Filan Inaad Ku Cibro Qaadato Dhacdada Aay Xambaarsan Tahay..!!

0

Sugid dheer ka dib, waxaa timid adeegtadii dalka Filibiin u dhalatey ayadoo soo gaartey gurigii qoyska hantida badan lahaa ee loo soo kireystey shaqadiisa, waxaa si diiran u soo dhoweysey hooyadii qoyskaas, waxeeyna uga sheekeysey dariskeeda ayadoo ugu bishaareyneysa ineey u timid adeegtadii ay mudada dheer sugayeen