DEG DEG: Hoosjooge Fartaag oo Xalay Gurigiisa Lagala Baxay

0

Kismaayo, AGGM:Ciidamada Kenya Ee Kusgan Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Ayaa Xalay Waxaa Ay Hoygiisa Kala Baxeen Hoosjooge C/Laahi Sheikh Ismaaciil “Fartaag”.

Maleeshiyo Aad ufara Badan Ayaa lasheegay in Xalay 2:30 Habeenimo Ay Hareereeyeen Guriga  Fartaag Kuwaas oo Ay Ku Jireen Ciidamda Kenya oo Ay Lasocdeen Saraakiil Horjoogeyaal ka tirsan maleeshiyo beeleedka Raaskambooni….

Inkastoo Wax Dagaal Ah uusan Dhicin Sida Lasoo Shegayo Hadan Ciidankii Labaxay Hoosjoogaha Ayaa Latilmaamayaa in ay sixun ola dhaqmeen oo Xitaa Ay Jirdil Xoogan Ugesteen.

Lama Oga ilaa Iminka Halka Ay Kuxiren Ciidanka Kenya Hoosjooge C/Laahi Sheikh ismaaciil Fartaag,Waxaana Arintaa Ay Imaaneysaa Xili Shaqaaqo Udhaxeysa Axmed Madoowe Iyo Fartaag Ay Shalay Ka Dhacday Hooyga Axmed Madoobe ee Magaalada Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com