DAAWO:- Gudoomiye Siidii oo qaab qosol badan isaga xiiray tintii kadib ka bixitaankii Al-shabaab ee Baraawe!!!!

0

Baraawe, AGGM: Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa Tinta isaga xiiray qaab qosol badan, iyadoona degmada Baraawe uu ku caweeyay.

Siidii ayaa sheegay in degmadaasi ilaa 2008 aanu tagin, waxaana dhanka kale uu sheegay in Baraawe darteed uu uxiiray Tintiisa oo muddo badan aan la jarin.

Taliyaha ciidamada AMISOM ee howlgalkaan hogaaminaaya ayaa gacantiisa uga jaraaya C/qaadir Siidii oo sheegaaya inuu aad u faraxsan yahay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com