Subxaanalaah Qiso Cajiib Ah Oo Cibro Qaadasho Mudan Dhacday Xiligii Saxaabadii.

0

Nin baa u yimid Cumar bin Khadaab Allaha ka raali noqdee,ninkaa wuxuu watay wiil yar cumar ayaa yiri waxaan arkay maanta wax yaab leh,waligey ma arag nin cunigiisa saan ugu eg yahay,markaasuu ninkii yiri hadaad ogaan lahayd wiilkaan inay dhashay hooyadii iyadoo meyd ah.