WAR DEG DEG AH:- Waxaa hada si rasmi ah u furmay shirkii magaalada Garbahaaray

0

Garbahaarey, AGGM: Waxaa hada si toos ah kaga furmay magaalada Garbahaaray shirkii beesha sade kaasi oo ay ka qaybgalayaan ergooyin badan oo ka kala yimid deegaanada Jubooyinka iyo Gedo.

Sidoo kale waxaa hada ku biiray shirka xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha Kala Soco Allgalgaduud Media.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

állgalgaduud@gmail.com