Ragga Soomaaliyeed Ee Xiligaan 2014 Joogo Dumarka Waxey ku Xushaan Sadaxdaan Arimood..

0

Dumarka oo inta badan lasheego ineey yihiin Nafleeyda ugu dareenka badan marka la bar bardhigo Ragga , ayaa hadana waxay ka wada simanyihiin Dookha marka la xulanayo Ragga iyagoo ku xushan Qodobadaan.