Ciid Mubaarak: Akhristeyaasha AGGM Iyo Dhamaan Ummada Islaamka Ah Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr.

0

London(AGGM): Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa u soo tebino dhammaan akhristayaasha Allgalgaduud Media.Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaanAkhristeyaasheena iyo  ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida.

Waxaan intii soontey sanadkan 1435 u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo cibaadadooda, Dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaana waxaan leenahay CIID MUBAARAK, Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda ha isuwanaajiyo, Dunida oo dhanna waxaan u rajaynayneynaa nabad waarta.

Waxaa bahda Allgalgaduud si gaara ugu mahadnaqayaan dhammaan akhristayaasha noo soo diray hambalyada ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa, waxaana dhammaan idiin soo tebineynaa hambalyo taas lamida.

Allah sannadkan fooda inagu soo haya ee 1436 hakadhigo sannad nabad iyo barwaaqo ay camirto dhulka Soomaaliya iyo dunida oo dhanba.

eid

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com