Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ciida awgeed.

0

Makkah, AGGM:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xaaji Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Banka Carafo oo kamid ah maasigta xajka ama goobaha ugu muhiimsan ee xajka ayaa waxaa uu hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan munaasabadda Ciidul Adxa awgeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan maadaama lagu gudijro maalmo aad u fadli badan, asagoo sheegay in dhammaaan dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u duceeyaan dadkooda iyo dowladooda.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com