WAR DEG DEG AH:- Wafdi balaaran oo ay qayb ka yihiin xildhibaano oo gaaray Garbahaaray

0

Garbahaarey, AGGM: Waxaa hada gaaray maagalada Garbahaaray wafdi balaaran oo ay qayb ka yihiin xildhibaano badan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa wafdiga qayb ka ah Xildhibaano, Siyaasiyiin, odoyaal iyo xubno ka tirsan Ahlu Suna Waljamaaca.

Waxaa lagu wadaa in maanta galinka danbe uu si rasmi ah u furmo shirka magaalada garbahaaray.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media.

 
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com