DEG DEG DHAGEYSO+Sawirro:-Banaanbax balaaran oo roob doon ah oo hada ka socda magaalada Garbahaaray

0

Garbahaarey, AGGM: Banaanbax balaaran oo roob doon ah ayaa hada wuxuu ka socdaa magaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo.

Banaanbaxaan ayaa waxaa dhigaya shacabka magaalada Garbahaaray oo ay ku jiraan culimada iyo waliba qaar badan oo ka mid ah xubnaha ka qaybgalaya shirka magaalada Garbahaaray.

20140928_105634

20140928_105650

20140928_105429

20140928_105413

20140928_105406

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com