TACSI: Saraakiishi Hore Ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Oo Ka Tacsiyenaya Geerida Marxuum Sarreeye Gaas Axmed Sahal Cali (Axmed Cariiri)

0

TACSI: Sarakiisha magacoodu hoos ku qoran yahay & Guud ahaan Talisyadii Guud ee Ciidammadii Qalabka Siday ee Somaaliya, ayagoo ka tiranyeeysan geerida ku timid Alle ha u naxaristee Sarreeye Gaas Axmed Sahal Cali (AUN) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Imaraadka Carabta, waxeey tacsi tiraanyo leh u dirayaan, qoyskii, qaraabadii iyo asxabtii uu marxuumku ka baxay, iyo guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba.
Waxaan Ilaahey uga baryeynaaa jannadii fardoowsa inuu marxuumka ka waraabiyo, dhammaantayana samir & imaan Ilaahay naga wada siiyo. Amiin!!!!

Magacyada Sarakiisha tacsida diraya:

 

S. Guud Maxamed Cali Samantar

S. Gaas Ismaciil Axmed Ismaciil

S. Gaas Cumar Xaaji Maxamed

S. Gaas Yuusuf Axmed Salxaan

S. Gaas Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini

S. Gaas Faarax Axmed Cumar “Qare”

S. Gaas Duuliye Suleymaan Qambi

S.Guuto Maxamed Sheikh Xassan Xamuud

S. Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarsho”

S. Guuto Danjire Mussa Xassan Sheikh Cabdulle

S. Guuto Cabdiraxmaan Warsame Cilmi “Caare”

S. Guuto Maslax Maxamed Siyaad

S. Guuto Cabdulaahi Cali Cumar

S. Guuto Saciid Faarax Warsame “Gooje”

S. Guuto Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Bayr”

S. Guuto Maxamed Cali Abokor

S. Guuto Cali Ismaciil Maxamed

S. Guuto Maxamed Saalax Xaaji Axmed

S. Guuto Maxamed Aadan Axmed

S. Guuto Cismaan Sheikh Cali “Gaabo”

S. Guuto Maxamed Saciid Xirsi

S. Guuto Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis

S. Guuto Axmed Warsame Maxamed

S. Guuto Maxamed Cusmaan Nuur Qaadi

S. Guuto Cabdinasser Xaaji Xaashi

S. Guuto Cabdulaahi Axmed Yuusuf “Cirro”

S. Guuto Xuseen Maxamed Shuqul

S. Guuto Maxamed Jaamac Galaydh “Boodhe”

S. Guuto Cabdiwahaab Makahiil Maxamed Xuseen

S. Guuto Dr. Cabdi Xaaji Xaashi

S. Guuto Cusmaan Maxamed Samantar “Fatiig”

S. Guuto Cabdicasiis Cali Barre

S. Guuto Duuliye Maxamuud Sheikh Cali “Dable Pilota”

S. Guuto Axmed Maxamed Maxamuud “Carab”

S. Guuto Maxamed Aadan Biixi

S. Guuto Axmed Sheikh Maxamed “Maajo”

S. Guuto Inj. Cumar Cabdulaahi Handi “Soorag”

S. Guuto Inj. Axmed Maxamed Sheikh Xuseen “Qalcad”

S.Guuto Cabdirisaaq Khaliif Ashkir

G\le Sare Cabdicasiis Xassan Cali “Uomo”

G\le Sare Maxamuud Samantar Axmed

G\le Sare Xaashi Muuse Maxamed

G\le Sare Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji “Afbuur”

G\le Sare Duuliye Maxamed Barkhadle “Gaarane”

G\le Sare Cabdulaahi Axmed Warfaa

G\le Sare Axmed Sheikh Saalax Maxamed

G\le Sare Cabdirisaaq Isaaq Biixi

G\le Sare Cabdulaahi Warsame Takar

G\le Sare Dr. Cabdulaahi Aadan Gaas

G\le Sare Dr. Cali Nuur Axmed

G\le Sare Dr. Abdiraxmaan Sheikh Abukar “Bakaa”

G\le Sare Ugaas Xassan Ugaas Yasiin Ugaas Cabdiraxmaan

G\le Sare Maxamed Faarax Caliyoow

G\le Sare Muuse Maxamed Abtiyow

G\le Sare Maxamed Macallim Faarax Wacays

G\le Sare Maxamed Xassan Xuseen “Dhool”

G\le Sare Cabdulqaadir Maxamed Galbeeyti “Eks”

Sidoo kale waxaa tacsidan iy murugadan qayb ka ah dhammaan Sarakishii, S/Xigenkii iyo Dableydii hore ee Ciidankii XDS, gaar ahaan dhammaan xubnihii Ciidankii Cirka Somaaliyeed oo dacalada adduunka ku kala firirsan.

Jannadii fardoowsa Alle ha ka waraabiyo marxuumka, dhammaantayana samir iyo imaan Ilaahay ha naga wada siiyo. Amiin!!!!

ciidamada 1980

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com