Maxamed Shuuriye Caraale oo ka mid ah saraakiisha dowlada ee dhinaca gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabka inay ka qaybqaataan howlgalada looga soo horjeedo Al-Shabaab.
Sargaalkaan ayaa wuxuu sheegay in ciimada dowlada iyo kuwa AMISOM ay qorshaynayaan inay Al-Shabaab ka cirib tiraan guud ahaan deegaanada gobalka Galgaduud.