SIR LA HELAY:-Sir Hoose Oo Rag Damujadiid Ku Dhaw Heleen ,Oo Ay Qarsan Wayeen Ayna Goosteen Ayadoo Kooban Inay Ummadda Soomaaliyeed Ussoo Gudbiyaan.

0

Waxaa la helay baarid badan iyo xuurano ay samayeen dad u dhuun daloola Arimaha Geeska afrika iyo guud ahaan siyaasadaha socda, kana agdhow ururka Damujadiid ,damiirkoodana siin waayey in khiyaanooyinkaan ka aamusaan ayaa sidaan kooban waxa socda Ummad Soomaaliyeed ugu soo gudbiyey,ayagoo codsaday in magacyadooda la qariyo ,nabadgalyadooda awgeed .

Waxaa la ogaadey In kooxda Damujadiid ay ka go`antahay inay xukunka dalka ay qabsadaan wixii ka danbeeya 2016 ayagoo sida xogta lagu helayo tilaabooyinkaan go`aansadey .

1-In Ra`iisal wasaare Cabdi wali Shikh sida ugu dagdag badan Xilka looga xayuubiyo wada kasta ha loo mare ,xilkaasna loo dhiibo wasiirka hadda maaliyada haya xalane (oo ay in damu jadiid awalna ay keeneen hadana daacad u ah ,dawladda Ethipiana ku xiran oo dadka u shaqeeya danaheeda ah,ahna nin sidii ay rabaan damu jadiid ugu shaqaysan karaan .

2-In Ummadda Soomaaliyeed lagu madadaaliyo Kenya dacwad baan ku furnay ,aanna intaas loo dhaafin ,heeshiisyo hoosana lala galo in hawshooda ay wataan dhaqaalana laga qaato ,in damu jadiid ku taageeraan in xunka ay sii haystaan ,xaalkuna aakhiiran ku dhamaado baadi kugu raagta hantidaaday noqotaa .

3-Si hawlaha Kenya lala galay sidii la qorsheeyey ku dhamaato in damujadiid ,uu qolyahaan Ahmed madoobe hogaaminaayo xukunka Jubooyinka lagu sii hayo ,lagan fogeeyo dad carqalad ku noqon kara heesjiiskaas hoose oo Kenya lala galay .

4-In Keyna iyo Damujadiid xukunka jubooyinka si xooga ugu hayaan kooxda yar e e Ahmed Madoobe

5- In labada Urur Dimeed ee Isku Mabaa’dida  la isgaashaan buuraysto waa Damu jadiid Iyo Raaskaanbooniye .

Soomaaliyey Toosa

damuljadiid

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com