Bad News: Nin Dilay Gabadhiisa Iyo Lix Carruur Ah Oo Ay Dhashay.

0

Nin ayaa toogasho ku dilay gabadhiisii iyo lix ilmood oo ay dhashay in tii uusan isaguna is dilin.

Arrintaasi waxay ka dhacday gurigiisa oo ku yaala Bell, sida ay sheegeen booliiska Florida ee dalka Maraykanka.

Caruurta da’doodu waxa ay u dhaxaysaa saddex bilood ilaa toban sano, sida uu sheegay madaxa booliiska ee deegaanka Gilchrist, oo lagu magacaabo Robert Schultz.

Saraakiishu waxa ay ninka falka gaystay ku sheegeen Don Charles Spirit, oo 51 jir ah.

don

Sawirka Gacan Ku Dhiigle Don Charles Spirit

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com