WAR CUSUB:- Cali Khaliif Galeyr iyo Somaliland oo wada hadli doona (GOORMA)

0

Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta  ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal ay la furayso Siyaasi Cali Khaliif Galadh oo Dhawaan loo Magacaabey Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State of Somalia.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Xubno ka soo jeedda Deeganka Saax-dheer oo Odeyaal ahi warbaahinta u sheegen in Galaydh Damacsan yahay in Somaliland uu la hadlo Xilna u doonto isaga iyo Xubno Ku jirra maamulkii uu kaga dhawaaqay Saax-dheer Odeyaashan oo Qaar kood ka soo Horjeedan Arrinta Cali Khaliif Galaydh ayaa waxay