Dhageyso: Admiral Faarax Qare “Kenya Xuduuda Badda Ee Ay Sheeganayso Waa Baddeena”.

0

Muqdisho, AGGM:Gudoomiyaha hayada cilmi baarista badaha ahna taliyihii hore ee ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qare.

Gudoomiyaha hay’ada Cilmi barista Baddaha horayna u soo noqday Taliyihii Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay hurgufta dhanka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Admiral Faarax Qare oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Risaala ayaa sheegay in loo bahan yahay in marka hore la ogaado inta ay la egtahay xuduuda Badda la isku heysto iyo sida ugu Fudud ee xal looga gaari Karo.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com