Cirfo” hala taageero dadka gobolka Galgaduud

0

Gudoomiyaha gobolka Galgaduud C/laahi Weheliye Cirfo oo lahadlay warbaahinta ayaa kahadlay xaaladaha abaaraha ee kajira deegaano kamid ah goblka Galgaduud.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahanyahay in kagawada qeyb qaato badbadinta dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kunool gobolkasi oo uu sheegay in ay kujiraan xaalad adag oo bini’aadanimo.

“Waxaan idiin sheegayaa maanta xaalada dadka gobolkeena waa mid aad u xun sababtoo ah xitaa maheystaan biyo ay cabaan qaarkood, waxaan soo jeedinaya in cid waliba oo wax sadaqeysan karta ay kubixiso dadkaas” ayuu yiri Cirfo

Gobolka Galgaduud waxa uu kamid yahay meelaha ay baaruhu kajiraan ee dalka kamid ah