Dhambaal Tacsiyeed: Jaaliyada Galjubba Ee Dalka Denmark Oo Ka Tacsiyenaya Geerida Allaha U Naxariistee Marxuumad Aamina Xaaji Cabdi Fartaag (Aamina Fartaag).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 05/09/2014 ku geriiyootay magaalada Slagelse Ee Dalka Denmark Allaha u Naxariistee Marxuumad Aamina Xaaji Cabdi Fartaag (Aamina Fartaag).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Aamina Xaaji Cabdi Fartaag (Aamina Fartaag), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Cabdi FARTAAG Iyo Reer Yuusuf Cabdulle, gaar ahaana Sayiga Marxuumada Xasan Yuusuf Cabdulle iyo Caruurtiisa, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Aamina Xaaji Cabdi Fartaag, waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Aamina Xaaji Cabdi Fartaag janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo Kale Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaara Diraya :

Dr. Axmed Faarax Ducaale

1. G/Sare Cabdi Cali Nuur
2. G/Sare Maxamad Aadan Dhoore
3. Said Isaxaaq Warfaa
4. Axmad Maxamad Cismaan
5. Nuur Cabdulqaadir Ugaas
6. Jaamac Shire Cigaal
7. Cali Saddexle
8. Cabdi Maxamuud Xirsi
9. Maxamad Aadan Carab
10. G/Sare Maxamuud Cilmi Rooble
11. Muusse Cali Madaw
12. Ibraahim Salaad
13. Daahir Cismaan Kaynaan
14. C/llahi C/qaadir Cigaal
15. Xassan Hiire
16. Baashi Aden Diini
17. Jamaal Cabdi Dhoorre
18. Xusseen Xassan Muuse
19. Cabdi Xassan Nuur
20. Cabdi Aadan Ashkir
21. C/wahaab Xusseen Gudinle
22. Aadan Jaamac Ololaa
23. Cabdi Axmad Carab
24. C/casiis Xassan Dafar
25. Maxamuud Aadan Carab
26. C/salaan Maxamad Ashkir
27. Muqtaar Carab Maxamuud
28. Axmad Shire Cigaal
29. Cabdi Xassan Nuur
30. Saciid Cismaan Nuur
31. Mahad Caanogeel
32. C/qaadir C/salaan Cumar 
33. Cali Diini Maxamed
34. Xabiibo Cali Gurxan
35. Nasro SH. Faarax
36. Saciido Xaashi Dalab
37. Xaawo Maxamad Shire
38. Xalimo Maxamuud Xalane
39. Deeqo Cali Caynab
40. Cureeji Maxamad Muqtaar
41. Foos Xussen Diirshe                                                     
42. Nuuro Cali Shirdoon
43. Canab Cumar Aw Xasan
44. Xaawo Keyf Cabdikarin Muse
45. Cudbi Axmad Xaashi
46. Layla Dhooyo
47. Farxiyo Cumar Aw Xasan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com