Qiso: Nin Ka Mid Ahaa Dadka Faafiyo Diinta Kirishtanka Oo Ka Sheekeynayo Wiil Yar Baalashle Ah Dartii Uu Kusoo Islaamay.

0

Nin ka mid ah Raggii ugu Caansanaa Mad-habta Katholica, oo Faafinjiray Diinta Christianka, si weyna loo yaqaan, Dhalashadiisuna tahay British, ayaa Islaamka qaatay, waxaana sabab u ahaa inuu Diinta Islaamka soo Galo, Wiil yar oo Muslim ah, wuxuuna Wiilkan yar ku Bartay Goob Ramsiis la yiraahdo oo ku taala Dalka Masar, Magaalada Qaahira mar uu Booqasho ku tagey.