Daawo: Hub Ka Dhigista Muqdisho Ma Xalaal Baa Mise Waa Xaaraan (Barnaamijka Dareenka Shacabka)

0

London(AGGM) Barnaamijka Barnaamijka Dareenka Shacabka ayaa waxaa todobaadkan looga dooday qorshaha socda ee hub ka dhigista ay dawlada ka wado Muqdisho.

Ma Xalaal Baa Mise Waa Xaaraan, sideese shacabka Soomaaliyeed u arkaan Hub Ka Dhigista Muqdisho? Su’aalahaas iyo kuwa kale waxaa ka dooday Col Axmed Warsame iyo Xasan Xayle oo ahaan jiray la taliye madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Halkaan Ka Daawo

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com