Daawo: Xerada Qaxootiga Kakuma Oo Saxaradii Loo Badelayo Dab Cuntada Lagu Karsado

0

Kakuma(AGGM) Daawo muuqaalkaan oo ku tusaya sida ay technologyiga casriga u shaqeynayo maadaama heerar aad u horeeya ay dunida ka sii gaarayso.

Xerada Kaakuma waxaa ku jira qaxooti ay kamidyihiin Soomaali, si looga hortago nabaadguurka deegaanka ayaa hay’addo iskaashaday waxa ay billaabeen mashruuc miro dhan oo saxarada looga dhalinayo dab.

Halkaan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com