Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Uu Guddoomiyaha Galgaduud Cirfo Arrimo Badan Uga Hadlay

0

Muqdisho(AGGM) Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo uu marti ku yahay guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo)

Telefishanka SNTV ayaa wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshay guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo)  oo haatan ku sugan Muqdisho.

Wareysiga guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) waa kan ee daawasho wacan

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com