Daawo: Dalka Australia Oo Xaflad Taageero Ah Loogu Saameeyay Maamulka Gobolada Dhexe

0

Melbourne(AGGM) Dalka Australia waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo taageero loogu muujiyey maamul u samaynta gobolada dhexe.

Halkaan Ka Barnaamij Taageero Maamul u sameynta Gobolada dhexe Somalia oo ay soo agaasimeen Jaaliyadda Soomaaliya Ee Australia.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com