Dhageyso: Xildhibaan Dalxa “Dowladda Iyo Cidii Kale Ee Ogolaansho La Siiyo Oo Kaliyah Ayaa Hub Haysan Karta”

0

Muqdisho(AGGM) Maxamed Cumar Dalxa oo ah mudane ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda iyo cidii ay u ogolaato oo keliya loo baahanyahay in ay hubka wadanka yaalla gacanta ku hayso.

Pro Dalxa ayaa sheegay in loo baahanyahay in dawlada ay la timaadoi staraatijitad fiican la timaado si  howlgalada hub uruurinta ay si wanaagsan ugu dhacdo.

Xildhibaanka ayaa su’aallo hordhigay dawlada isagoo waydiiyey in loo baahanyahay in wax waban laga qabto gaar ahaan ciidamada si loo helo hab isku dheeli tiran.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay billawday qorshe hub ka dhigis ah oo durbaba laga howlgeliyey magaalada Muqdisho, qorshahaas oo ay dad badan dhaleeceeyeen.

Halkaan Ka Dhageyso Dalxa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com