Daawo: Dhibaatada Ragga Ka Haysata Galmada Iyo Rasaasta Oo Dhici Waysa Ee Late Night Showga

0

Muqdisho(AGGM) Howsha galmada waa mid u dhacda hab rabaani ah, waxay u baahantahay inuu jiro Rabitaan ama hammi taasoo keenaysa in qofka uu sariirta ku rafto.

Waxaa jira in raga iyo dumar Soomaaliyeed ay ka cabtaan dhibaato xagga jamaaca ah, oo marar qaarkood ay rasaastu horey u timaado, rag iyo dumar kii ay doonto ha noqotee.

Arrimahaas ayaa loo badaniyaa inay sababto stress ama isbadel yar oo ka jira habka xukuma dareenkaas.

Halkaan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com