Daawo: Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi Oo Hadal La Yaab Leh Ka Sheegay Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM) Abwaan Mustafe Sh Cilmi ayaa qudbad uu ka jeedinayay kulankii soo dhaweynta ahaa ee loo qabtay duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Banaadir Muungaab wuxuu ka sheegay hadal la yaab leh.

Abwaanka oo boqol-boqol meter ku dhameeyay waxa ay tahay Muqdisho ayaa sheegay in boqol meter oo aan qof lagu dilin aysan ku yaallin.

Abwaanka wuxuu ka hadlayay xaflada oo ka dhacday magaalada Stockhlom ee dalka Sweden.

Halkaan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com