DHAGEYSO FADEEXAD: Faysal Cali Waraabe” Waakaa Galeydh La Doortay”Reerkeygii Somaliland Ayaan U Dayriyey, Wiilkaygii Waakaa Suuriya Ayuu Ka Dagaalamayaa, Somalilandna Way Burburtay”

0

Hargeysa(AGGM) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa  ka hadlay doorashadii madaxweynenimo ee Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan ka dhacday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool.

Faysal wuxuu sheegay in Somaliland ay marayso meeshii ugu xumayd oo la qorsheeyay in la burburiyo. Siyaasigan ayaa sheegay in dhibaato adag ay soo wajahday Somaliland kaddib markii laga xiray xuduuda Jabuuti.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in durbaba maamulka Khaatumo uu ku yiri Somaliland haka baxdo Xudun iyo deegaanada Sool iyo Sanaag.

Faysal ayaa sheegay in beelaha Sanaag iyo Sool ay aad uga cabanayaan dawlada Siilaanyo, iyadoo

Halkaan Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com