Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”Dadka Hubka Laga Qaadayo Diidan, Waa Dad Ka Macaasho Xasilooni Darada Dalka

0

Muqdisho(AGGM) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgalada hub ka dhigista e e ay AMISMO iyo dawlada sida wada jirka ah uga wadaan Muqdisho.

Howlgalkaas kii ugu dambeeyay waxaa ku dhimatay dad ka badan 20 qof oo badankood ay ahaayeen shacab aan waxba galabsan.

Dawlada waxa ay dhaleeceen kala kulan tahay odayaal beelo iyo siyaasiyiin ku tilmaamay hubka dhigista mid sharci daro ah.

Halkaan Ka Daawo Wareysi Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com