Daawo: Injineer Qaali Ku Ah Tvga Qaranka Soomaaliya Oo Geeriyooday Iyo Aas Loo Sameeyay

0

Muqdisho(AGGM) Injineer Maxamed Amiin Markaasi wuxuu ahaa ahaa mashinkii uu ku howlgalayay Tv-ka qaranka Soomaaliya wuxuu xalay AUN ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

AUN marxuum Markaasi ayaa waxaa lagu aasay Magaalada muqdisho oo uu ku xanuunsanayay muddo 7aad ah.

Asxaabta,  Qaraabada iyo shaqaalaha Tvga qaranka iyo qeybaha bulshada ayaa goob joog ka ahaa aaskaasi loo sameeyay Marxuum  Markaasi.

Marxuumka wuxuu ka tagay 8 carruur oo 4 kamid ah ay yihiin gabdho iyo 4 wiil. Geeridiisa ayaa waxaa mid naxdin leh ku tilaamay saaxiibadiis iyo dadkii yiqiinay.

Halkaan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com